Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Dr Yaasiin Faarax Cartan Beeldaaje.
(January 14, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane a Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacaiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka
Wafdi ka socoda Qaramada Midoobey oo tegay Baydhabo
(January 14, 2021)
Baydhabo:-Magaalada Baydhabo waxaa maaanta gaaray saraakiil ka socotay Qaramada Midoobe oo ay ka mid ahaayeen xubno ka socda Hay’adaha IOM iyo OCHA. Saraakiisha ayaa la kulmay Madaxweynaha Dowlad G
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Yaasiin Faarax Cartan
(January 14, 2021)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa waxaa uu ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee Caafimaadka Da
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo kulan la qaatay Culimada iyo Issimada dhaqanka Puntland.[Video]
(January 14, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Culumada magalada Bosaaso iyo qaar ka mid ah Issimada Dhaqanka Puntland kaas oo looga Hadlayey S
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Baydhabo.[Masawiro]
(January 14, 2021)
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta gareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxa uu kulan kula qaatay Wa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirka Golahiisa xukuumada.
(January 14, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah. Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mud
Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyey shirka Golahiisa xukuumada.
(January 14, 2021)
Kismaayo:-Shirka Golaha Xukuumada Jubbaland oo uu maanta Shir gudoominayey Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qabsoomey hoolka madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaa