70 Soomaali ah oo laga Celiyey Maraykanka.[Dhagayso]
(January 15, 2021)
Tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa Soomaaliya dib loogu celiyay oo la masaafuriyay boqollaal Soomaali ah. Kooxdii ugu dambeysay oo Soomaali tarxiil ah oo ka
Puntland oo Go,aamo ka soo saartay shaqaaqadii ka dhacdey Degmada isku shuban iyo deegaanada Hoos-yimaada.
(January 15, 2021)
Garoowe:-Gudi wasiiro ah oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo ay kamid yihiin wasiirka wasaaradda Hawlaha guud Axmed Bashiir Muse, Was
Taliyaha Guud ee Ciidamdda Difaaca dowladda Puntland oo gaaray magaalada Qardho
(January 15, 2021)
Garoowe:-Taliyaha Guud ee Ciidamdda Difaaca Dowladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere ayaa maanta soo Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar isagoo u yimid howlo shaqo oo ku saabsan ciidamo ka tirsan