Madaxweynaha dowladda Puntland oo tababar u soo xiray dufcadii 2aad ee ciidamad Booliska Puntland oo tababar ugu soo xirmay Dugsiga tababarka ee Xorgoble
(January 17, 2021)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maanta safar shaqo ku yimi Qardho ayaa tababar usoo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland ee ka qalinjebisay d