Sh.Shibli oo ka hadlay gabadh ka dacwootay Maamulka Masjidka Al-hidaaya iyo xal laga gaaray.[Video]
(January 22, 2021)
Nairobi:-Sh.Maxamuud Shibli ayaa ka falceliyey gabadhii ka dacwootay Maamulka Masaajidka Al-Hidaaya laguna faafiyey cabashadeeda lagu faafiyey baraha bulshada Sh Shibli iyo maamulka masjidka ayaa a
Wafdi uu hogaaminayoh Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo lagu soo dhaweeyey Deegaanka Laanmadow.
(January 22, 2021)
Gaalkacyo:-Wafdigan oo ay qayb ka ahaayeen Gudoomiyaha ku xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore, Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Mudug, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Mudug, isuduwaha Was
Madaxweynaha Gal-Mudug dib ugu laabtay Dhuusamareeb
(January 22, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah kasoo amba qaaday magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxwe
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan la yeeshay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Stefan Tillander
(January 22, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Safiirka Sweden ee Soomaaliya Stefan Tillander oo ay weheliyaan Masuuli