Puntland oo ka tacsiyeeysay geerida Wasiirkii Hore ee Arrimaha Bulshada Puntland
(January 23, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane a Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacsiyeeynaya geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiye
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo kormeer shaqo ku tegay Dekkada Boosaaso.[Video]
(January 23, 2021)
Boosaaso:-Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi ayaa waxaa uu kormeer shaqo ku tegey Dekedda Boosaaso iyo Xarunta Wasaaradu ku dhex leedahay Dekedda. Wasiirka waxaa halkaasi k
Taliska ciidanka Booliska Gobalka Mudug oo qabtay qaraxyo la doonayey in laga fuliyo Gaalkacyo.[Video]
(January 23, 2021)
Gaalkacyo:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Mudug Muumin Cabdishire iyo Gudoomiyaha Gobalka ayaa Isbitaalka ku soo booqday Askartii iyo dadkii kale ee ku dhawacmay Qarax Xalay Fiidkii ka dhacay magala
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari oo la kulmay waxgaradka degmada Xaafuun.[Video]
(January 23, 2021)
Xaafuun:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ka hadlayay kulan looga Hadlayey Xoojinta Amniga Degmada Xafuun ayaa Odoyaasha Dhaqanka Dhalinyarada Haweenka ka Codsaday