Puntland oo shaacisay caawa Liiska Xubnaha guddiga doorashada Federaalka.(SIEI)
(January 27, 2021)
Garoowe: 27 January 2021: Dowladda Puntland ayaa waxaa ay shaacisay xubnaha Guddiga Doorashada Federaalka ee Puntland kuwaas oo kale ah:- 1 Cabdikariim Muuse Maxamuud 2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale 3 Ax
Jubbaland oo caawa shaacisay Liiska Xubnaha Gudiga Doorashada Qaranka ee heer Dowlad gobolleed.
(January 27, 2021)
Kismaayo:-Dowlada Jubbaland Waxay sii daynaysaa liiska Xubnaha Gudiga Maamulka Doorashooyinka Qaranka ee heer Dowlad Goboleed oo kala ah:- 1. 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐝 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝
Puntland iyo Jubbaland oo Warsaxaafadeed wada jir ah ka soo saaray Arrimaha doorashooyinka
(January 27, 2021)
Garoowe:-Waxaa caawa war-murtiyeed wadajir ah oo ku aadan xaalada Soomaaliya gaara ahaan qabsoomida Doorashada dalka Soomaaliya soo wada saaray dowladdaha Puntland iyo Jubbaland oo xubin ka ah Dowladd
Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo ku baaqay in xal laga gaaro arrimaha doorashada
(January 27, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa caawa waxaa uu soo saaray Warsaxaafeed ku aadan in doorashada la qabto si deg deg ahna laga gaaro xal khilaafka ka aloosan doorashada oo u dh
Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay go’aanka IGAD ee Arrimaha Kenya & Soomaaliya
(January 27, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa maanta waxaa uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana uu ka hadlay go'aanka
Nadwa Cilmiyeedkii 12aad oo caawa ka bilaabatay magaalada Garoowe.[Masawiro+Video].
(January 27, 2021)
Waxaa caawa si toos ah uga bilowday Masjid Al hudaa ee magaalada Garoowe Nadwo cilmiyeedkii 12aad waxaa ka qeyb galaya culumada kala ah . [ngg src="galleries" ids="3531" display="basic_thumbna
Madaxweynaha DFS oo qaabilay wasiirka Difaaca ee Ingiriiska
(January 27, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinaya