Nadwa Cilmiyeedkii 12aad Habeenkii 2aad ka socota Garoowe.[Dhamaad].
(January 28, 2021)
Garoowe:-Habeenkii 2aad waxaa si toos ah uga socda Masjid Al hudaa ee magaalada Garoowe Nadwo cilmiyeedkii 12aad waxaa ka qeyb galaya culumada kala ah . Sh Daahir Aw Cabdi  Sh C/Nasir Xaj&
Madaxweynaha JFS oo saxiixay 13-ka kursi ee gobolka Banaadir ku yeelanayo Aqalka Sare
(January 28, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir k
Shirka Golaha Wasiirada Jubaland oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo dagaalkii ka dhacay Beled-Xaawo
(January 28, 2021)
Kismaayo:-Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Jubaland 28 Janaayo 2021 waxaa looga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka iyo warbixintii Guddiga xaqiiqa raadinta IGAD. Dood dheer iyo falaqeyn ka dib waxa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Shir-guddoomiyey Shirka Golahiisa Wasiirada.[Masawiro]
(January 28, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorshaha Horumarinta Puntland iyo Hannaanka Ma
Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay oo soo dhaweeyey magacaabista guddiyada doorashooyinka ee Puntland iyo Jubbaland
(January 28, 2021)
Jowhar:-Wafdi uu hoggaaminayo Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan, oo ay wehliyaan wakiillo ka socda Hay'adda Beeraha iyo Cunnada ee FAO iyo Madaxa Booliska UNSOM, ayaa gaarya magaalada
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hortimid guddiyadii doorasho oo ay magacaabeen Puntland iyo Jubbaland
(January 28, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mukhtaar Afrax ayaa ka soo horjeestay gudiyadda doorashada ee ay xalay magacaabeen Puntland iyo Jubb
Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhaweeyey magacaabista Guddiyada Doorashooyinka PL iyo JL
(January 28, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland waxaana ay taageereen shirka deg deg
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula kulmay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska
(January 28, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu w