Afhayeenka Midawga Musharxiiinka oo goor dhawayd shir ja’raaid ku qabtay Garoowe.[Video]

January 9, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Ridwaan Xaaji Cabdiwali oo ah Afhayeenka Midawga Musharxiiinka ayaa waxaa uu goor dhawayd ku qabtay shir jaraa’id magaalada Garoowe waxaan uu uga hadlay go’aan uu saaka shaaciyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ahaa in Xukuumaddu ay go’aansatay in la guda galo hirgelinta doorashooyinka, si aan wakhti kale looga lumin shacabka Soomaaliyeed waxaan arrinkaas ku taageeray dowladda Fedeeraalka Soomaaliya Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish.

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa’id uu garoowe ku qabtay Afhayeenka Midawga Musharxiiinka Ridwaan Xaaji Cabdiwali.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,898 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>