Guddoomiyaha golaha Aqalka sare JFS ”Ma jirto wax Jawaab ah oo uu nagu soo celiyey Madaxweynah Gal-Mudug”

January 10, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa saaka soo saaray warsaxaafadeed uu ka hadlayo go’aankii doorashada ee ka soo baxay shalay xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ka hadlay hadal shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Gal-Mudug Qoorqoor ayaa yiri” “Anaga oo tix raacayna shirkii jaraa’id oo ay shalay qabteen Ra’iisul Wasaaraha & Madaxweynaha Gal-Mudug , waxaanu halkan ku cadeynaynaa in habayaraatee aysan waxba ka jirin hadalka Madaxwayne Qoor Qoor ee ahaa in na loo soo celiyey jawaab tanaasul ku jiro. Shirkii Garoowe ka dib majirto cid noola timid wax heshiis iyo wada hadal ah,”.

Hoos ka Akhriso warsaxaafeedka uu soo saaray Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,898 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>