Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Yaasiin Faarax Cartan
January 14, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa waxaa uu ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee Caafimaadka Dawladda Puntland Dr. Yaasiin Faarax Cartan Beeldaaje oo ku geeriyooday magaalada Boosaaso eexarunta Gobolka Bari.
[ngg src=”galleries” ids=”3510″ display=”basic_thumbnail”]M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

