Gudiga dib u habeynta Ciidamada dawladda Puntland oo kormeeray Dugsiga tababarka Xorgoble.[Masawiro]

January 16, 2021 - Written by Editor

Qardho:- Gudiga dib u habeynta Ciidamada dawladda Puntland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha gudiga ayaa manta gormeer shaqo ku tagey dugsiga tababarka Xorgoble.
Booqashada ka dib masuuliyiinta ayaa u guur galay hannaanka tababar ee ciidamadu ay qaateen iyo qaabka loo carbiyay mudadii uu tababarku uga socday dugsiga.

Ciidamada ayaa soo bandhigay waxyabii tababrka ay ku qaateen gudiguna ay ku amaaneen Saraakiisha iyo macalimiinnta. Maalinta berri ah ayaa la filyaa in la qaban doono munaasabada soo afmeerida Tababarka Ciidamada booliska dawladda Puntland.

Baahintii
Xafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online