Gudoomiyaha Gobolka Karkaar oo Baaq ka soo saaray Colaada ka soo cusboonaatay Degmadda isku-shuban ee Gobolka Bari

January 9, 2021 - Written by Editor

Qardho:-Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye ayaa waxaa uu Baaq nabadeed ka soo saaray Colaada ka soo cusboonaatay Degmadda isku-shuban ee Gobolka Bari. Gudoomiyaha Gobolka Karkaar ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Degmadda Isku-shuban deegaanadda hoos yimaadda in ay ka fogaadaan colaada.

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye Waxaa uu labada dhinac ugu baaqay, in Nabada la qaato oo laga foggaado colaada iyo daadasha dhiigi dadka Ood-wadaagga ah, sidoo kalena uu ugu qaabay cid kasta oo ay khuseyso in ay si dhakhso ah uga hawl-gallaan sidii loo joojin lahaa colaadaasi.
=DHAMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MAAMULKA GOBOLKA KARKAAR.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,899 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>