Hadaljeedinta: xiritaanka doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage.[Video]
January 2, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Waa Hadaljeedinta: xiritaanka doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage oo ilaa 3 maalin ka socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,doodaha Aragti-wadaaga ah ee Machadka Heritage ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno kale duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya, madaxda maamulada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya, Aqoon yahano kale duwan.
[ngg src=”galleries” ids=”3495″ display=”basic_thumbnail”]
.gif)

