Khudbadihii Madaxdu ka jeedisay xiritaankii Shirka Heritage ee magaalada Garoowe.[Video]

January 2, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa maanta ku soo xirmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland madasha aragti-wadaaga ee ay soo qaban qaabiyeen Machadka Heritage waxaan uu shirku socday mudo 3 maalin ah. Shirka madasha aragti-wadaaga ee ay soo qaban qaabiyeen Machadka Heritage ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxda dowladda Federaalka Somaaliya, 3 maamul gobolleedyada , Wasiiro, Xildhibaan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ,iyo kuwa maamul gobolledyada , aqoon yahano kale duwan.

Hoos ka Daawo Hadal-jeedintii Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ee Shirka Heritage magaalada Garoowe .

Hoos ka Daawo Hadal jeedinta Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ee Shirka Heritage magaalada Garwe.

Hoos ka Daawo Hadal-jeedintii Madaxweynihii hore Dawlada Somaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ee Shirka Heritage magaalada Garoowe .

Hoos ka Daawo Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee DFS Mudane Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ee xiritaanka Shirka Heritage magaalada Garoowe.

Hoos ka Daawo Hadal jeedinta Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka DFS Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ee xiritaanka Shirka Heritage magaalada Garoowe.

Hoos ka Daawo Hadal-jedinta Gudoomiyaha aqalka sare DFS Cabdi Xaashi Cabdilaahi ee Shirka Heritage magaalada Garoowe.

Hoos ka Daawo Hadal-jedinta madaxwaynaha galmudug Axmed cabdi kaariye qoor-qoor ee Shirka Heritage magaalada Garwe.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,899 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>