Madaxweynaha Puntland Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland.[Masawiro]

January 7, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni, ayaa maanta waxaa uu Shir-guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland. Shirka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, horumarinta Garoomada Diyaaradaha, Mushaharka Shaqaalaha iyo dib-u-eegista khidmadda Visaha (Dal ku galka ) iyo shaqasiinta Ajaanibta.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,897 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>