Madaxweynihii hore ee DFS Xassan Shiikh Mohamuud oo ka horyimid go’aankii Doorashooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.[Video]

January 9, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Mohamuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku go’aansadeen in la guda galo doorashooyinka, xili weli uu taagan yahay Khilaafka ka jira gudiga doorashada, arrinta Gedo iyo xubnaha laga soo xulayo S/land ee uga qayb noqonaya Golaha Baarlamaanka Soomaaliya labadiisa Aqal.

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Shiikh Mohamuud ayaa sheegay in go’aanka ka soo baxay Xukuumada Federaalka Soomaaliya uu yahay mid dhaawacaya midnimada dalka Soomaaliya sababta ah go’aan hal dhinac ah waxaa uu khatar gelinayaa Midnimada iyo isla socodka dalka Soomaaliya oo weli ku jira dib u heshiisiin.

Hoos ka Daawo Shirka Jaraa’id Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Mohamuud.


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online