Puntland iyo Jubbaland oo Warsaxaafadeed wada jir ah ka soo saaray Arrimaha doorashooyinka

January 27, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa caawa war-murtiyeed wadajir ah oo ku aadan xaalada Soomaaliya gaara ahaan qabsoomida Doorashada dalka Soomaaliya soo wada saaray dowladdaha Puntland iyo Jubbaland oo xubin ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxaan ay ku baaqeen in shir deg deg ah lagu qabto magaalada Muqdisho 30-01-2021 si xal looga gaaro arrimaha lagu muransan yahay ee Doorashooyinka ka hor inta aan la gaarin 8 Feberaayo 2021 si aan dalku u gelin khalalaaso siyaasadeed.

Hoos ka Akhriso warmurtiyeedka ay caawa ka saareen Arrimaha doorashooyinka Puntland iyo Jubbaland.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online