Puntland oo Go,aamo ka soo saartay shaqaaqadii ka dhacdey Degmada isku shuban iyo deegaanada Hoos-yimaada.

January 15, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Gudi wasiiro ah oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan oo ay kamid yihiin wasiirka wasaaradda Hawlaha guud Axmed Bashiir Muse, Wasiirka wasaaradda tamarta iyo biyaha Axmed Taaraan.

Wasiru dawlaha Wasaarada arimaha gudaha Kulan, iyo wasiir dawlaha Wasaaradda dakadaha Dhedo oo arinkaan ku howlanaa ayaa Qodobadan soo saaray;-

1- In nabadda si dhamays tiran udhaqan galiyan labadi belood ee dirirtu dhexmartay.

2- In Maleeshiyad beledyadi so gurmaday dhamantod ay ku noqdaan deegaanadoodi iyo goryahoodi.

3- In magaalooyinka, Ceelasha, Dooxooyinka,dhulka daaqsinka iyo wadooyinkaba si nabdgalyo ah loogu wada noolaado.

4- in Dooxadi Shaqaaqadu ka bilabatay aysan tagi Karin dibna ugu noqan karin labadii beelood gacanta dowladana ay ku jirayso ila amar danbe.

5- In uu noqan doono shirka lagusoo afjarayo colaadan inta u dhexaysa 01/02/2021 – 10/02/2021Dowlduna dib kaso shegayao malintu shirkasi furmi doono iyo goobta lagu qabanayo insha allah.

6- Cidi dhaqan galin wayda go’aamada dowladda oo harer marta hishisyadi nabadda waxa laga qadaya talaabo ku haboon.

Qaar ka mid ah issimada labada beelood ayaa soo dhaweeyay qodobada & dadaalka dowlada Puntland shaqaaqadan ku xalinayso.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online