Ra’iisul Wasaaraha JFS oo dib u celiyey safiiro uu magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya.

January 7, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dib u celiyay ilaa 12 Safiir, oo maanta si rasmi ah uu u magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibedda, dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq isagoona shaaciyey Liiska Safiirada Cusub ee Soomaaliya ay ku yeelanayso dalal kale duwan.

Hoos ka Akhriso Liiska magacyada safiirada uu Ra’iisul Wasaaraha JFS uu dib u celiyey.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

246,896 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>