Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo kulan la qaatay Culimada iyo Issimada dhaqanka Puntland.[Video]

January 14, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Culumada magalada Bosaaso iyo qaar ka mid ah Issimada Dhaqanka Puntland kaas oo looga Hadlayey Siddii Dhalinyarada Looga Wacyigalin Lahaa Falalka Xag Jirnimada Sidoo kale Waalidiinta ayuu Fariin u diray Taliyaha in ay marwalba la Socdaan Caruurtooda Kana Warqabaan.

Taliye Xuseen ayaa Culumada Iyo Issimada Uga Mahadceliyay sidda ay u garab Taagan Yihiin Laamaha Amaanka Gobalka Bari.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2021
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online