Puntland oo soo dhaweysay in la qabto shir wadatashi kuna baaqday in Muqdisho lagu qabto
(February 9, 2021)
Garoowe:-War qoraal ah oo ka soo baxay caawa Madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in aan lagala tashan shirka Madaxweyne Farmaajo uu u iclaamiyey Madaxad Federaalka iyo Madaxda dowladda go
Madaxweynaha JFS oo ku baaqay shir wadatashi oo ka dhici doona Garoowe
(February 9, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo weliba Gobolka Banaadir. Shirkan oo ka furmaya 15ka
Guddoomiyaha Gobolka Bari oo booqasho ku tegay Degmada Balidhidin ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(February 9, 2021)
Balidhidin:-Guddoomiyaha Gobolka Bari Madane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan ayaa maanta boqosho ku tagay Degmada Balidhidin ee Gobolka Bari waxaana halkaas kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Maamulka Degm
Xildhibaan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku shiray Hotel Jazeera oo la hadlay Warbaahinta.[Video]
(February 9, 2021)
Muqdisho:-Xildhibaannada ka tirsan labada Aqal ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay shirka ku qabsadeen Hotel Jazeera e magaalada Muqdisho ,waxaan ay uga wada hadleen kulanka maalint
Ciidamada PSF iyo PMPF oo howl ay fuliyen ku qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish.[Masawiro]
(February 9, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF iyo PMPF Puntland oo si wada jir ah hawlgal uga fuliyey degaanada Muguc iyo Ceel Onkod ee Buuraha Cal Madow, ayaa howlkaas ku soo qabtay xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo