Maanta oo ku beegan maalintii Al-Shabaab ay dileen Sh. C/qaadir Nuur Faarax [Warbixin+Cod]
(February 15, 2021)
Garoowe:-Galab jimce ah oo ay ku beegneyd 15/02/2013, ayaa masaajid ku yaalla magaalada Garoowe, waxaa lagu dilay allaha u naxariistee Sh. Cabdul qaadir Nuur Faarax. Sh. Cabdulaaqir marka la dila
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Senator Maxamed Yuusuf Xaaji.
(February 15, 2021)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka
Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida Senator Maxamed Yuusuf Xaaji
(February 15, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa uu ka tacsiyaynayaa geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Senator Maxamed Yuusuf Xaaji oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi.