Beelo Walaalo ah oo lagu Heshiisiiyey Degmada Isku-Shuban ee Gobolka Bari.[Video]

February 23, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Degmada Isku-Shuban ee Gobolka Bari waxaa Guul & Hishiis ku dhamaatay Gogol Nabadeed Oo Dowladda Puntland Dhex dhigtay laba beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo ku dhexmartay aaga degmada. Gudigii uu Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni u xilsaaray ee ku howlanaa xalinta howshan waxaa maanta ku soo biiray Masuuliyiin & Isimada dhaqanka.

Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr Jaamaca Faarax Xassan ,issimada kala ah Beeldaaje Ali Farax, Beel daaje Ali Salad, Beeldaaje Ahmed Maxamed, Suldan Abdullahi Salax jenicad.

Gudoomiyaha Gobolka Bari, Gudoomiyaha Gobolka Karkaar, Gudoomiye kuxegenka 2ad ee Gobolka Bari, Gudoomiyaha Dagmada Qardho, Gudoomiyaha Degmada Iskushuban ayaa iyaguna shirka maanta kusoo biirey.

Gobol nabadeed oo wayahan ka taalay degmada Isku shuban ayaa gunaanadkii waxaa ka soo baxay qodobo laba beelood shaqaaqadoodii lagu soo afjaray.

A/cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

259,212 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>