Boqor Burhaan iyo Islaan Ciise oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.[Video]

February 13, 2021 - Written by Editor

Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridda ku timi allaha u naxareestee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, oo Xalay ku geeriyooday Magaaladda Hargaysa ee caasimada S/land.

Dhinac kale Islaan Ciise Islaan Maxamed, ayaa sidoo kale ka tacsiyeeyey geeridi ku timid Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka mid ah salaadiinta Somaliland oo xalay ku geeriyooday magaaladda Hargaysa.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online