Ciidamada Amniga Puntland(PSF) oo howl galo ka fuli yey Boosaaso.[Masawiro]

February 8, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa February 07, 2021 sameeyey hawlgal lagu raadinayey shakhsiyaad ka tirsan kooxaha argagixisada ah oo doonaya in ay falal argagixisanimo ka geystaan magaalada Bosaso e xarunta Gobolka Bari.
Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan hawlgallada amniga lagu adkaynayo,iyagoona ugu baaqay shacabka magaalada Boosaaso in ay wixii xog oo amni xuma abuuraya ay la soo wadaagaan Saraakiisha ciidanka PSF waxaan wixi kartaa oo la xiriiri kartaa 388.

Ma ah markii ugu horaysay oo Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ay ka sameeyaan xaafaddaha magaalada Boosaaso howl galo lagu sugaya amniga si loo ilaali nabad gelyadda shacabka.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>