Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]

February 1, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Ilaalada Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa galabta ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug, Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa in ay berri gaaraan magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo uu ka furmi doono shirka madaxda Dowladd Goboleedyada iyo Dowladda Federaalka.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>