Dowladda Federaalka oo ka warbixisay shirka Baydhaba.[Dhagayso]

February 16, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Magaalada Baydhaba waxaa maalintii labaad ka socda kulanka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada.

Sida loo xallinayo qodobada ku saabsan maamulka doorashada gobolka Gedo, xubnaha baarlamaanka ee kasoo jeeda Somaliland iyo guddiga doorashada heerka federaal ayaa hakiyey geedi-socodkii doorashada.

Weriyahayaga Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa shirkan guddiga farsamada ka waraystay wasiir ku-xigeenka warfaafinta dawladda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>