Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo ku baaqay in la dhiso Gole Qaran.[Video]

February 8, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa goor dhow waxaa ay Warsaxaafadeed ka soo saareen muda xileedka dastuuriga ee Madaxweynihi hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullaahi Farmaajo oo dhamaaday iyo Xaalada Dalka ee doorashooyinka.

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la dhiso Gole Qaran oo ay xubno ka yihiin Guddoomiyeyaasha labada aqal, Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada, Wakiilo ka socda Musharaxiinta iyo Bulshada rayidka.

Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa warsaxaafeedkooda ku sheegay “Laga bilaabo 8-Febaraayo 2021 Golaha Midowga Musharaxiinta uma aqoonsano Maxamed Cabdullahi Farmaajo in uu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya”.

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ay soo saareen caawa Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online