Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo dhaweeyey in shirka Wadatashiga Qaran ka dhaco magaalada Muqdisho

February 10, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa taageray soona dhoweeyay soo jeedinta dowladda Puntland ee ah in shirka lagu baaqay 15 February uu ka dhaco magalada Muqdisho, ayna ka soo qeyb galaan dhamaan Saamileyda siyaasadda , bulshada rayidka, iyo weliba Beesha Caalamka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa so jeediyey in la ilaaliyo xasiloonida dalka iyo nabadgelyada iyo in laga fogaado wax walba oo qalalaaso ku keeni kara horumarka dalka iyo nabadgelyada.

A/cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>