Gudiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka oo soo saaray Warsaxaafadeed.[Video]

February 17, 2021 - Written by Editor

Baydhabo:-Shirkii ka socday magalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed oo ay yeesheen gudiga farsame oo ka koobnaa dowladda Federaalka Soomaaaliya iyo maamul gobolleedyada ayaa waxa ay soo saareen War-murtiyeed ka kooban ilaa 5 Qodob waxaan saxaafadda u akhriyey Gudoomiyaha Gudiga Farsamada Arimaha Doorashooyinka ahna Wasiirka Dastuurka Xukuumada Soomaaliya.

Gudiga Farsamada Arimaha Doorashooyinka ee dhawaan la magacaabay ayaan sheegin halka lagu qaban doono shirka wadatshiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka balse ku baaqay in shirka wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka uu dhaco 18/2/2021.

Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,066 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>