Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Nairobi

February 20, 2021 - Written by Editor

Nairobi:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Gudoomiye Abdi rashid Yusuf Jibril iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan Goleyaasha Dawladda ayaa gaaray magaalada Nayroobi ee caasimadda dalka Kenya.

Wefdiga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL ayaa waxaa soo dhaweeyay masuuliyiinta ka tirsan DPL, Jaaliyadaha Puntland ee dalka Kenya, ganacsato, dhallinyaro, haween iyo qeybaha kala duwan ee dadweynaha reer Puntland ee ku nool dalkaan.
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,189 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>