Jubaland war ka soo saartay xaalada magaalada Muqdisho.

February 19, 2021 - Written by Editor

Kismaay;-Jubaland ayaa waxaa war murtiyeed ka soo saartay xaalada magaalada Muqdisho waxayna nasiib daro u aragtaa in Dowlada Federaalka ah ee wakhtigeedu dhamaaday, iyadoo awoodi kartay in ay ka shaqayso sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa kala duwanaanshaha afkaaraha, inay qaaday tallaabooyin gurracan oo ay ciidankii dalka u isticmaashay si ka baxsan sharciga, si la mid ah siday ka samaysay Gobolka Gedo.

Hoos ka Akhriso Jubaland war ka soo saartay xaalada magaalada Muqdisho

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.