Jubbaland oo taageertay in shirka Wadatashiga Qaran uu ka dhaco magaalada Muqdisho

February 10, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-War qoraal ah oo ka soo baxay caawa Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu taageeray in shirka wadatashi Qaran ee uu Madaxweyne Farmaajo u iclaamiyey Madaxad Federaalka iyo Madaxda dowladda gobolleedyada in lagu qabto magaalada Muqdisho

Madaxtooyadda Jubbaland ayaa qoraalkooda ku yiri ”Jubaland waxaa ay tixgelin siinaysaa kan qayb galaysaa shirka lagu baaqay 15 Feberaayo 2021. Waxaana soo jeedinaysaa in uu ka qabsoomo magaalada Muqdisho,lana balaadhiyo madasha, maadaama muddo xileedkii Hay’adaha Dastuuriga ah uu Dhamaaday’

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>