Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Suldaan C/laahi

February 12, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, Guurtida iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed guud ahaan gaarn ahaan Soomaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cabdullaahi oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdullaahi, alle uga baryey in Janadii geeyo Ehelkiisa iyo asxaabtiisana samir iyo iimaan alle ha kasiiyo, Aamiin.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>