Madaxweynaha Gal-Mudug oo soo gaaray Muqdisho.[Masawiro]

February 20, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wefdi uu hoggaami nayo ayaa maanta magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynaha Gal-Mudug ayaa waxaa garoonka doyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Xubno ka tirsan golayaasha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir

Wafdiga Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa waxaa la filayaa in ay qayb ka noqon doonaa shirka wadatashiga Qraan ee la filayo in uu ka dhici doona magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Ilaa iyo 3 ka mid ah Madaxweynayaashii maamul gobolleedyada oo kala ah ,Gal-Mudug Hirshabeelle, iyo Koonfur Gal-beed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxaan weli soo gaarin magaalada Muqdisho madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo laga sugayo in ay ka soo qayb galaan shir wadatsiga Qaran oo ka dhici doona Muqdisho.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

249,248 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>