Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeeyey geerida Senator Maxamed Yuusuf Xaaji

February 15, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam waxaa uu ka tacsiyaynayaa geerida ku timid Allah ha u Naxariistee Senator Maxamed Yuusuf Xaaji oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi.

Madaxweynaha ayaa sheegay in marxuumku uu ahaa shaqsi dadaal badan ku bixiyay Hormarka iyo Nabad ku wada noolaanshaha Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya isagoo sidoo kale xilal kala duwan kasoo qabtay dalkaas.

Waxaa Madaxweynahu uu si gaar ah tacsi ugu diray ehelkii iyo qaraabadii uu marxuumku ka baxay.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>