Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan

February 16, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Sheekh Nuux Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam wuxuu tacsida geerida Sheekha u dirayaa, dhammaan Culimada Soomaaliyeed, Ehelkiisii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo si gaar ah Qoyskii uu ka baxay marxuumku, waxana uu Alle uga baryayaa inuu janadii ka waraabiyo.
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,065 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>