Madaxweynaha Puntland oo shir guddoomiyey shirkii golahiisa Xukuumada.[Masawiro]

February 25, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cismaan Karaash ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan ay ka qeybgaleen Guddoomiyayaasha Gobolada, Degmooyinka, Saraakiisha amniga iyo Lataliyayaal Madaxweyne.

Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay dardargelinta shaqooyinka socda iyo adeega dowladnimo ee Bulshada loo hayo. Iyadoo Madaxweynuhu uu warbixino ka dhegaystay Wasaaraddaha , Guddoomiyayaasha Gobolada iyo Degmooyinka iyo masuuliyiinta kale ee kulanka ka qeybgalay.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online