Madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]

February 1, 2021 - Written by Editor

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Ugaas Nuur kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeele Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hoggaaminayay.
Safarka Madaxweynaha Hirshabeelle ku yimid Galmudug ayaa qeyb ka ah socdaalo la filayo in Madaxda DFS iyo DX ka ah kusoo gaari doonaan Caasimadda Galmudug maanta.

Dhinaca kale waxaa isla maanta soo gaaray Garoonka Ugaas Nuur ee Caasimadda Galmudug ee magalada Dhuusamareeb wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan “Lafta gareen” waxaan ku soo dhaweeyey garoonka Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan “Lafta gareen” ayaa waxaa uu Dhuusamareeb u yimid ka qeybgalka shirka ayatiin ee looga arrinsanayo masiirka umadda Soomaaliyeed marxaladaan muhiimka ah.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online