Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sh Dr Cabdi Qani Beder. (Daawo)

February 22, 2021 - Written by Editor

Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii uu magaalada Berbera ka jeediyey Sheekh Dr Cabdiqani Beder Xafidahulaah wuxuuna sheekha si faahfaahan uga hadalay arimaha kala ah

1-Qisooyinka Qur’aanka iyo ujeeddooyinkooda.

2- Isu ekaanshaha la yaabka leh ee qisada Suuratal Yuusuf iyo Suuratal Qasas.

3-Sidii uu Nebi yuusuf uga badbaaday isku daygii kufsiga.

4-Fasiridda riyadii labada wiil ee jeelka kula jiray.

5-Sida la yaabka leh ee uu u dejiyey istiraatiijiyaddii qorsheynta dhaqaale ee uu Masar kaga badbaadiyey Kuududiyihii dhaqaale ee la filayay.

6-Sifooyinka ay tahay in aynnu ku dooranno madaxda aynnu shaqada u dirsanaynno.

7- Xumaanta iyo musuqa jira, ee ay ganacsatada iyo kuwa maamulku sameeyaan.

HOOS KA DAAWO MUXAADARADII SHEEKH DR CABDIQANI BEDER Halgan.net
Berbera

Comments are closed.