Puntland oo soo dhaweysay in la qabto shir wadatashi kuna baaqday in Muqdisho lagu qabto

February 9, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-War qoraal ah oo ka soo baxay caawa Madaxtooyada dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in aan lagala tashan shirka Madaxweyne Farmaajo uu u iclaamiyey Madaxad Federaalka iyo Madaxda dowladda gobolleedyada.

Madaxtooyadda dowladda Puntland ayaa qoraalkooda ku yiri ”Dowladda Puntland waxay soo dhaweynaysaa shirka lagu baaqay 15 Febraayo, inkastoo aan lagala tashan in Garoowe lagu qabto, maadama uu dhammaaday mudo xileedkii hay’addaha Dastuuriga ah ee DFS, waxayna ku talinaysaa in Shirka lagu qabto Muqdisho, ayna ka soo qayb galaan Saamileyda Siyaasada iyo Beesha Caalamka”.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,104 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>