Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho.[Dhagayso]

February 13, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Taliska Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax gelinkii hore ee maanta oo Sabti ah ka dhacay magaalada Muqdishu.

Qaraxan oo geystay qasaare ayaa ka dhashay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, waxaana uu qaraxu ka dhacay isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Ciidamada ammaanka ayaa rasaas ku furay gaariga ka hor inta uusan qarxin, sida u uku soo warramayo wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.


VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,102 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>