Ra’iisul wasaaraha JFS Waxaa la weeraray ciidanka dowladda.[Video]

February 19, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliyeed Maxamed Husein Rooble ayaa wax uu eedeyn u soo jeediyey Midowga musharaxiinta isagoo ku eedeeyey in ay weerareen Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya arrinkaas oo uu ku tilmaamay ayaan daro.

Ra’iisul Wasaaraha dowladda Fdeeraalka Soomaaliyeed Maxamed Husein Rooble ayaa yiri “Waxaa ayaan daro ah in iyadoo lagu jiro Sanadka 2021-ka uu Qof sheegto in uu qab sadey Magaalada Muqdisho uuna sheegey in aysan Dowladda ka jirin dalka waan arrin fool xun.

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Fedeeraalka Soomaaliyeed Maxamed Husein Rooble ayaa ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho in ay ilaashadaan hantidooda Naftooda iyo Guryahooda oo aysan yeelin in la burburiyo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

257,025 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>