Sh Mustafe Xaaji Ismail oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho [Masawiro/Video]

February 2, 2021 - Written by Editor

Qardho:– Sheekh Mustafe Xaaji Ismail oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo socdaal dacwo ku maraya deegaanada Puntland ayaa caawa Muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Cumar ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho wuxuuna Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa ,Islaamku waa guulay sanayaa shaki kuma jiro in lagu camal falona waa waajib


Hoos Ka Daawo Muxaadaraa Sh Mustafe Xaji Ismail.

Halgan.net
Qardho

Comments are closed.