Shirka amniga Gobolka Bari oo ka dhacay Boosaaso.[Masawiro]

February 24, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Shirka amniga Gobolka Bari ee todobaadlaha ah ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Maamulka Gobolka Bari. Waxa goob-joog ahaa Shirka Wasiir ku-xigeenka wasaarada maaliyadda Dowladda Puntland, Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Gobolka Bari, Ku-simaha Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari, Guddoomiyaha Degmada Bosaaso, Iyo dhammaan saraakiisha laamaha amaanka Gobolka Bari.

Intuu uu socday shirku ayaa waxa laga wada hadlay arrimaha xoojinta amniga Gobolka Bari iyo degmada Bosaaso sidii loo dar-galin lahaa dadaallada lagu xoojinayo amniga Iyo sidii looga hortagi lahaa kooxaha nabad diidka ah.

Guddoomiye Cabdisamad Abwaan ayaa dhammaan cid waliba oo ka soo qeyb gashay Shirka uga mahadceliyey waxa uuna Saraakiisha laamaha amaanka ku boogadiyay in mar waliba ay ka shaqeeyaan xasiloonidda Iyo amniga Gobolka Bari.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MAAMULKA GOBOLKA BARI.

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online