Wareysi:Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.[Dhagayso]

February 28, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Dalka Soomaaliya wali ma jiro heshiis iyo jadwal rasmi ah oo ku aadan xiliga rasmiga ah ee ay doorasha madaxtanimada ay dalka ka dhici doonto.

Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ayaa Khamiistii magaalada Muqdisho kuwada gaaray heshiis lagu qaboojinayay xaaladda caasimadda oo meel halis ah bishan dhexdeeda gaartay.

Madax hore oo xilal kala duwan kasoo qabtay Soomaaliya, qaybaha bulshada Soomaaliyeed iyo beesha caalamka ayaa si weyn u soo dhaweeyay in xaaladii kacsanayd ee dowladda iyo mucaaradka la dajiyay.

Haddaba Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, oo ka hadlay xaaladihii kala guurka ahaa ee uu dalka soo maray ayaa sheegay in xaaladda siyaasadeed ee hadda uu dalka ku jiro ay tahay tii ugu adkayd muddo sannado ah.

Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayuuna ugu warramay magaalada Nairobi.

VOA

Leave a comment

*

Archives
February 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online