Wasiirka amniga JFS ma jiro wax banaan bax oo lana soo ogeysiiyey.[Video]

February 17, 2021 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka amniga dowladda Federaalka somaaliya oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in aysan jirin wax banan bax ah oo la soo ogeysiyay maalmahaan waan ka digeyna iney Bulshada isku Timaado.

Wasiirka amniga Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa ka digay in wax banaan baxa ama isku imaad ah la sameeyo maadaan dalka uu ka jiro COv-19 iyo weliba koox aragagixso ah oo khatar ah in ay bartilmaamsadaan shacabka.

Dhinac kale Wasiirka warfaafinta dowladda Federaalka Somaaliya ayaa sheegay in Shaqalaha Dowlada la fasaxay waana iney bulshada Soomaliyed ka taxadaran halista cudurka covid19.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

251,066 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>