Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo daahfuray mashruuc lagu dardargeliyo Wacyiga Bulshada.[Video]

February 27, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa daah furay mashruuc lagu dardargeliyo Wacyiga Bulshada ee Barnaamijka Dimuqraadiyeynta Puntland. Munaasabadda oo ay ka soo qayb galeen Guddiga doorasha Puntland Guddoomiyaasha Gobolada iyo Degmo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu daah furay mashruuc lagu dardargaliyo wacyiga bulshada ee barnaamijka Dimuqraadiyeynta Puntland.

Munaasabadda oo ay ka soo qaybgaleen Guddiga doorasha PL,, Guddoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka DPL, Ururada siyaasadda iyo waxgarad kale ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee PDRC Garoowe.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

255,062 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>