Ciidamada badda Puntland PMPF oo gacanta ku dhigay Kaluumaysato Sharci daro Ajnabi ah.[Masawiro]
March 15, 2021 - Written by EditorBoosaaso:-Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo qorsheysan oo Badda ah ka fuliyey xeebaha Qaw, Ceelaayo, Durduri, Raasi Gacan iyo degmada Laasqoray, hawlgalka waxaa ciidamadu kusoo qabteen 10 doonyood iyo shaqaalahoodii, kuwaas oo u dhashay dalka Yaman, ugana kalluumaysanaayey si sharci daro ah xeebaha Puntland.
Muwaadin nagala qayb-qaado sugidda Amniga iyo xasiloonida Puntland oo nagula wadaag xogta cadawga iyo kalluumaysiga sharcidarada ah lambarkan gaaban ee 3311 oo aad usoo wicikarto, si lacag la’aan ah.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net