Doonni sidday Qaxooti Yemeniyiin ah iyo Soomaali oo soo gaaray Boosaaso.[Masawiro]

March 9, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa caawa Dekedda Bosaso soo garay Doonni sidday Qaxooti Yemeniyiin ah iyo Soomaali kasoo laabtay Dalka Yemen, kuwaas oo ka soo cararay dagaallada daba-dheeraday ee waddanka Yemen ka jira.

Doonnidaan oo ah tii labaad ee asbuucan soo gaarta Magaalada Bosaso ayaa waxay qoysas gaaraya 75 qoys.

Qoysaskaan oo u bdnaa dad caar ah Carruur iyo Haween, ayaa waxaa soo dhowayn u sameeyey xarunta qaabilaadda Qaxootiga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Magaalada Bosaaso.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2021
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online